Home » Bollywood » Filimka Ninka Lo yaqaan Kaabo Jeesto oo Manta Tiyaatarada Laga Daawan Doono

Filimka Ninka Lo yaqaan Kaabo Jeesto oo Manta Tiyaatarada Laga Daawan Doono
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 22-07-16 8:18 AM

Manta Waxaa si Rasmi ah Tiyaatarada loo saaray filimka oo Hogaamiyaha ka yahay Ninka lagu Magacaabo Rajinikanth ee Soomaalida u taqaab Kaabo jeesto Kabali.

Filimkaani waxaa la filayaa in oo Manta ku bilaawdo wiji wanaagsan waloow aan la ogeyn in oo manta wiji fican ku furan doono waxaana Tiyaatarada qabsaday filimka Sultan oo Hogaamiyaha ka ahaa Ninka lagu magacaabo Salman Khan Tan iyo Maalintii Eid .

Kabali mala Hubo in oo wada guul gaari doono sababtoo ah waxaa dadka lacagta ka dhameestay filimka Sultan waa sida oo yiri mid kamid ah Kooxda filimkaani ee Manta La Daawanaayo.

Kaabo Jeesto ayaa  aad ugu farxi doono hadii oo manta filimkiisa wiji fican ku furto filimkaani ayaa waxaa Atariishad ka ah Gabar Cusub ee lagu magacaabo Radhika Apte .