Home » Bollywood » Filimka Oo Hogaaminaayo Ranveer Singh oo laga soo saaray Kaarto Cusub

Filimka Oo Hogaaminaayo Ranveer Singh oo laga soo saaray Kaarto Cusub
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 10-08-16 9:18 AM

Wiilka Shactarada Badan Filimka Oo Hogaaminaayo Ranveer Singh ee Befikre ayaa waxaa laga soo bandhigay Kaartadii 5aad Befikre sida ka muuqato waa filim  Jacel ah waxaana Atariishada Kowaad ka ah Gabdha Jirka Qurxoon ee Vaani Kapoor .

Soo saare Garash gareeye waxaa ka ah filimkaani Aditya Chopra waxaana xaquuqda filimkaani lahaan Doono Shabakadda Filimka Yash Raj Film

Dhawaan Waxaa shaaca laga qaadau jHees Befikre waxaana Heestaas lagu arkayay Tiger Shroff iyo Disha Patani Befikra waxaa la dhaawan Donaa  9 Bisha  December.

certainly-sizzling-unveiled-tuesday-reaffirms-passionate-chemistry_469e51c8-5eab-11e6-9d35-61702936114d