Home » Bollywood » Filimka Shivaay oo Karta Cusub laga soo Bandhigay Iyo Gorme ayaa la daawan karaa ……………

Filimka Shivaay oo Karta Cusub laga soo Bandhigay Iyo Gorme ayaa la daawan karaa ……………
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 7-08-16 10:58 AM

Waxaa Si rasmi ah lo soo saaray Kartada Labaad ee Filimka oo Hogaaminaayo Rug Cade Ajay Devgan Ee Shivaay Filimkaani ayaa ah sida la Filaayo Mid Dagaal ah laguna Jilaayo Meelo Buuro Buuro ah .

Ajay Devgan ayaa barta Twitterka ku soo bandhigay Kartada Filimkaan waxaana oo cadeyay in Manta ama Biri  la soo saari doono Goos Gooska Filimkaani oo Dadyow Badani Xiiso u Qabo sida ee ku daawan lahayeen .

Xidiigaan waxaa filimkaan la Jili Doono Atariishada  Sayesha Saigal  oo ah Gabar 18 Jir ah  Qarash Gareyaha Filimka Directorka Iyo Atooraha waxaa isku qaatay Ajay Devgan Xidigaan ayaa u madax banaan Kaligiis filimkaani oo la wado  Muluqdaan 18 Jirta ah.

Shivaay Waxaa Si rasmi ah Tiyaarada Loo saari donaa  28  October, 2016 Waxaana la filayaa in oo Noqdo filim Top ah