Home » Maxaa Cusub » Goormee la filayaa inuu Big Show ka fariisto bandhiga WWE ga? Isaga ayaa kaaga jawaabaya.

Goormee la filayaa inuu Big Show ka fariisto bandhiga WWE ga? Isaga ayaa kaaga jawaabaya.
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 12-08-16 4:34 PM

Xoog weynaha Big Show ayaa ka dhawaajiyey inuu qoondeynayo inuu ka fariisto bandhiga Musaaracada WWE marka uu soo idlaado bandhiga lagu balansan yahay in sannada dambe lagu qabto Orlando ee WrestleMania 33.

Ninkan xooga ayaa isku diyaarinayo sidii uu ugu hor imaan lahaa dhigiisa Shaquille O’Neal waa sida uu ka sheegay barnaamij todobaadle ah oo ka baxo Sports Talk 790.

44 Sanno jirkan ayaa sidoo ka dhawaajiyey inuu hadda dareemayo si ka wanaagsan sidii uu dareemayey 10 sanno kahor waxa uuna doonayaa in marka uu ka hor yimaado Shaq uu ka fariisto kasoo muuqashada bandhiga WWE ga.