Home » Dhacdooyinka » Ha daawan hadii aad calool jilicsan tahay: Muuqaal ciyaaryahan ku sigtay inuu nafsadiisa ku waayo 18 ilbiriqsi

Ha daawan hadii aad calool jilicsan tahay: Muuqaal ciyaaryahan ku sigtay inuu nafsadiisa ku waayo 18 ilbiriqsi
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 18-07-16 8:30 AM

Caadiyan waxaa jira nuucyo badan oo ciyaaro ah kuwaasoo laga ciyaaro dunida aynu ku noolnahay, ciyaaryahan waliba oo ciyaaro ciyaartaas waxa uu u cararaa sida aan ka warqabno sidii uu ku heli lahaa bilad ama uu ugu guuleysan lahaa abaalmarinada la bixiyo.

Hadaba waxaa jira ciyaar ay ciyaaraan dadka xooga waaweyn ama dadka miisaanka culus sida uu qof waliba u garanayo, ciyaartaas ayaa isugu jirta nuucyo badan, iyada oo ay dadka qaar jiidayaan gaari lagu xero, halka kuwa kale dhagax aad u culus xambaaraan iyaga oo geeyo meelo loogu tala galay.

Hadaba waxa aan halkan idinkugu soo gudbineynaa dhacdo la yaab leh oo ka dhacday mid kamid ciyaaraha miisaanka culus.

Ninkan aan muuqaalkiisa idin soo bandhignay waxa uu ku sigtay inuu 18 ilbiriqsi naftiisa ku waayo, waxa uu ciyaaryahankan xooga weyn kari waayey dhaqaaq inuu sameeyo.

Bal halkan hoose ka daawada Muuqaalka