Home » Arimaha Bulshada » Halkee Ayuu Maraa Is Qab Qabsiga FBI iyo Shabkadda Appel ( Warbixin )

Halkee Ayuu Maraa Is Qab Qabsiga FBI iyo Shabkadda Appel ( Warbixin )
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 8-08-16 11:56 AM

Agaasimaheyda Guud ee Shirkadda Appel   Tim Cook ayaa Carabka Ku Dhuftay in oo is  Badalin Go’aanka ee ka gareyn badalida iOS

FBI ayaa Shabakadda Appel ka Codsatay in ee Badalaan iOS Kadib Markii Syed Rizwan iyo Xaaskiisa ee Werar Ku Qaadeyn Xaflad ka dhaceesay San Bernardino Sanadkii aan soo dhaafnay si ee u Ogadaan Sirta ku Keydsan Telefoonkiisa

Bilawgii Sanadkaan ayaa FBI Isku day ee sameesay oo ahaa in ee iOS oo leh Encryption adag oo aanlagu sameyn karin bypass Badalaan Balse ka dhicisooway Appel ayaa ka  Biyo diiday in lagu Xad Gudbo  Teleofonada iyo Adeegyada Kale ee soo saarto Shirkadooda .

Teleofonka Iphone waxa oo telefoonada kale Ugu duban yahay hadii aad 10 jeer ku cel celiso Password Qalad ah waxaa si rasmi ah ugu baxaayo Wixii Xog ah ee Telefoonkaas ku dhax Jiro Waana Sababta ee FBI u dalbatay in ee Ogadaan Sirta ku dhax jirto Telefoonka Syed Rizwan .

“Haatan waanu soo af jarnay Is Qab Qabsiga anaga iyo FBI Waxaan markasta Ilaalinaa Sirta Macaamisheyna Isticmaalo Adeegyada ee aanu soo saarno Sida Telefoonada Laptopyada Iyo IWM ah, Waxaa sidaasi yiri Agaasimaha Guud ee Shabakadda Appel .