Home » Hollywood » Heesta Rihanna Sex With Me oo Dood keentay

Heesta Rihanna Sex With Me oo Dood keentay
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 19-07-16 9:25 AM

Fanaanada Rer America Naagta lagu magacaa Rihanna ayaa soo saartay Bilaawgii Sanadkaan Hees ee ugu magac dartay Sex With Me Jecelkii horay Ee Chris Brown ayaa lagu sheegay warbixin ka soo baxday America in marba marka ka sii dambeyso ka sii dareyso.

Rihanna Ayaa sido kale soo saartay Hees ee la qadeyso ninka lagu xanto in oo yahay Saaxibkeeda cusub Drake Heestaas ayaa lagu magacabaa Work Work Labadaan lamaane ee isku cusub ayaa muqaal aan caadi eheyn ku soo bandhigay Heestaas .

Wargeysyada  ka faalowdo Arimaha Fanaaniinta Rer America ayaa bilihii la soo dhaafay sarnaa Heesta Rihanna ee Sex With Me Wargeysyadaan  ayaa qoray in Rihanna marba Marka ka sii dambeyso ka sii dareyso.

Hoos Ka Daawo Heesta Rihanna.