Home » Hollywood » “Iga Dhaafa Mashquulka iyo Daba dhigashada aad igu heysaan Quruxley Kim Kardashian oo Afka Furatay Kadib SEXY PICTURE

“Iga Dhaafa Mashquulka iyo Daba dhigashada aad igu heysaan Quruxley Kim Kardashian oo Afka Furatay Kadib SEXY PICTURE
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 24-07-16 8:42 AM

Kim Kardashian oo ah gabar ku caan baxday sawirada soo jiiftay Dhalinyarada Doobka ama Iskaabulada ah Kim ayaa waxa ee waqtiyadii dambe qabsatay Warbaahinada kadib ee la soo baxday muqaal aan horay logu  arag.

35 Jirtaan ayaa lagu xantaa in ee ka carareyso in laga afduubto Ninka iyada haatan qabo Ee Rapka qaado Kanya West kaasi oo lagu xanto in oo la shukaansado gabdho kale Balse Arintaas waxaa beeniyay Kim .

Kim Ayaa saxaafada ka codsatay in ee san ku mashquulin sawiradeyda iyo Arimaha iyada u gaarka ah Saxaafada ayaa waxa ee wax caadi ah ka dhigteyn daba galka Dadka Magaca leh waa sida ee hadlka u dhigtay Kim Kardashian .

Riix Halkaan ee Daawo Sawirada Sex ah ee Kim laga qaaday