Home » Ciyaaraha » Imisa Cayaaryahan oo Talyaani ah ayaa u dheeshey Manchester United+Sawiro

Imisa Cayaaryahan oo Talyaani ah ayaa u dheeshey Manchester United+Sawiro
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 5-10-16 8:58 PM

Kooxda Kubada Cagta Manchester United oo ka mid ah kooxaha ugu qaalisan Caalamka ayaa Waxaa la soo Saaray intii Cayaaryahan ee u dhalatay dalka Talyaaniga hadana u dheeshey Naadigaan kuwaas oo aan sidaa u Tiro badanayn.

Hadaba Imisa Cayaaryahan oo Talyaani ah ayaa u dheeshey Man United?

5. Matteo Darmian (2015-Present)

matteo-darmian2

4. Federico Macheda (2009-2014)

Manchester United v Aston Villa

3. Giuseppe Rossi (2004-2007)

giuseppe-rossi1

2. Massimo Taibi (1999-2000)

massimo-taibi

1. Carlo Sartori (1968-1972)

carlo-sartori