Home » Hollywood » Janiffer Garner Oo ka Hadashay Arimo Ku Saabsan Ninkeyda ee kale tageyn.

Janiffer Garner Oo ka Hadashay Arimo Ku Saabsan Ninkeyda ee kale tageyn.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 6-08-16 9:25 AM

“Dhabtii Waxaan Nahay Qoys Horumarsan” janiffer Garner ayaa Sidaas Tiri.
Horaantii Xagaagan Qoyskan Ayaa Usafray Yurub, Ayagoo Xantii Labadan Lamaane Dib Usoo Kacday”Ben Wuxuu Ka Shaqaynayay London Horyaal Cadaalad ah anigana Sidaas ayaan Ka Helay, sidoo Kale Caruurta sidaas ayay ka heleen”Jannifee ayaa sidaas tiri.
“Aniga Iyo Asaga Waxaan Nahay Saaxibo Wanaagsan, Aniga Iyo Carurtana Waqti Wanaagsan Ayaan Qaadanay, Asagana Si Adag Ayuu Ushaqaynayay Wuuna Nagu Soo Biiray, Waxaan Rabaa Inay Wax Walba Fiicnaadaan”.


Wararka Qaar Ayaa ku doodaya In Labadan Aktar Inay Mar Kale Dib Ukulmeen, ayna Qorshaynayaan Inay Safar Jacayl Wada Galaan,Laakiin Qof ayaa Usheegay E! News Sidan”Ma Jiro Qorshe ay Kuwada Galayaan Bil Aroos Oo Kale, Si Dhab ah ayay Ukala Go, een Waxayna Kuwada Heshiiyeen inay Heshiis Kuwada ahaadaan Korinta Caruurta”. Qof Kale oo Ku dhow ayaa Yiri” Ma Sii Qaadanayaan Bil Aroos Laakiin Waxbaa Ka dhaxeeya”.


Qoyskan Inuu Sii Jiro Waa Wax ay Jennifer Doonayso “Aad Baan Ugu Faraxsanahy Inaan Hooyo Sii Ahaado, Waayo Majirto Taajirnimo Kale oo Hooyada hesho oo aan sidaas ahayn, Markaad Haysatid Caruur Waxaad Tahay Boqorad”.