Home » Bollywood » Kaartada Filimka Jolly LLB 2 oo Shaaca laga qaaday yaa Hogaamin doono.

Kaartada Filimka Jolly LLB 2 oo Shaaca laga qaaday yaa Hogaamin doono.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 18-07-16 10:09 AM

Waxaa Si rasmi ah u soo baxay Kaartada filimka oo Hor kacaayo Akshay Kumar ee Jolly LLB 2 filimkaani ayaa wato qiso aan caadi eheyn waxaana horay ugu baxday qeyb haatan neh waxaa soo bixi doono qeybtiisa labaad .

Jolly LLB Qeybtiisa Horay waxaa hogaamiye ka ahaa Arshad Warsi, Boman Irani, Amrita Rao iyo Saurabh Shukla in kasto oo filimkaan noqon mid Hit ah balse waxaa  laga helay Lacagihii lagu sameyay Waana Filim Qosol badan .

Haatan waxaa lagu wadaa Qeybtiisa labaad in oo Hogaamiyo Akshay Kumar  kaasi oo ah Xidig Shactaro Badan .

Qoraha iyo Directorka Filimkaan ninka Lagu Magacaabo Subhash Kapoor ayaa rajeynaayo  in filimkaan qeybtiisa labaad noqon doonto mid qeybtii horay ka fican .

Wili lama shaacin Atariishada filimkaan waxaaba sugnaa wixii wax ah ee ka soo saraan kooxda filimkaan .

check-out-the-interesting-caricature-1st-look-of-akshay-kumars-jolly-llb-2-1