Home » Bollywood » Kadib Salman Khan Waxa ee Jacqueline Fernandez la shaqeyn doonta Labada Khan ee wili la shaqeyn.

Kadib Salman Khan Waxa ee Jacqueline Fernandez la shaqeyn doonta Labada Khan ee wili la shaqeyn.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 8-08-16 10:26 AM

Quruxleyda Rer Sri Lanka Jacqueline Fernandez  ayaa haatan lagu arkay filimka Dishoom ee Hogaaminayaa Iyada John Abraham Iyo Xidiga Qosolka iyo Maadka Badan Varun Dhawan Xidigadaani ayaa la dhacday la shaqeynta John iyo Varun Dhawan .

Jacqueline Ayaa Horay ula soo shaqeesay Murqo weynaha Bollywoodka Salman Khan Waxaana ee la keentay Filimka Kick 2014 Haatan waxaa lagu wadaa In ee La Shaqeyso Labada Khan ee kala ah Aamir Khan iyo Shahrukh Khan.

Inantaani 30 Sano Jirta ah mar wax laga weydiyay Sida ee u aragto in ee La Shaqeyso Labada Khan ee u Dhib Shahrukh Khan iyo Aamir Khan waxa ee Tiri waa Farxda wayo waxaan ka Kororsanayaa Aqoon waa dad wax badan i faideyn Karo.

Quruxleydaan Waxa ee ka soo bixi kartaa Boos Kasta ee loo Diro Kadib filimka Dishoom waxa ee la Kulmi doontaa Tiger Shroff waana labo Xidig ee isku fican Labadaani waxaa lagu arki donaa Filimka A Flying Jatt .