Home » Bollywood » Kajol iyo Ajay Devgn oo Filim isla Keeni Doono Kadib in Mudo ah (Warbixin)

Kajol iyo Ajay Devgn oo Filim isla Keeni Doono Kadib in Mudo ah (Warbixin)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 20-08-16 11:26 AM

Atariishada da’da ku sii socoto Kajol ayaa lala xiriirinayaa in ee filim la keeni doonto Ajay Devgn kaasi oo ah Ninkeyda Kajol iyo Ajay ayaa in Mudo ah wada shaqeyn waxaana inta oo dhamaan saandkaa bilaawi donaan duubista filimkooda .

Kajol iyo Ajay ayaa isla keenay ku dhawaad 11 filims waxaana ugu dambeyay ee filim isla keneyn sanadka 2010 waana filimka qosolka badan ee Toonpur Ka Superrhero Filimkoodii ugu horeyay waxa  ee iska keneyn 1995  Waana filimka Gundaraj .

Filimka ee haatan isla so wadaan labadaan xidig ayaa wili wax faah faahin ah laga bixin balse waxaa lagu wadaa in Ajay Devgn oo ka yahay soo saaraha filimka bilawgii sanadkaan ayuu xidigaan balan qaaday in xaaskiisa u sameyn doono filim top ah .

Ajay iyo Kajol waa dad awood xoogan ku leh bollywoodka waxaana la filayaa in oo filimkooda noqdo mid xiiso leh lama shaacin magaca filimka iyo qisada filimkaas waxaana la shaaciyay in sanadkaan inta oo dhamaan la bilaawi doono duubista filimkaan.