Home » Ciyaaraha » Kooxda Arsenal Oo Valencia Ka Heshay Badalkii Daafaca Per Mertesacker (Waa Kuma?)

Kooxda Arsenal Oo Valencia Ka Heshay Badalkii Daafaca Per Mertesacker (Waa Kuma?)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 29-07-16 8:56 AM

 Arsenal ayaa wadahadal la furtay kooxda Valencia si ay ugala soo wareegto Shkodran Mustafi, sida ayee qortay Sky Germany.

24 jirkan daafaca dhexe ka ciyaara ayaa beeciisa lagu qiimeeyay £42.1m, basle Gunners-ka ayaa qorsheneysa lacag dhan £25.3m oo ay raacin doonin £8.4m

 Mustafi ayaa sadex sano ku qaatay kooxda Everton markii uu 2009 kaga soo biiray kooxda Hamburg , basle waxuu ku guuldareystay inuu kasoo muuqdo kooxda Everton uu hogaaminayay David Moyes ka hor intuu uusan u dhaqaaqin kooxdaSampadoria.

Wenger ayaa wali ku jira suuqa kala iibsiga waxuuna raadinaya bdalka Per Mertesacker oo dhaawac ku seegaya bilowga horyaalka ingiriiska 2016-17.