Home » Bollywood » Kooxda Bajrangi Bhaijaan oo u dabaal dageyso sanadkii oo Jirsaday Filimkooda (Warbixin )

Kooxda Bajrangi Bhaijaan oo u dabaal dageyso sanadkii oo Jirsaday Filimkooda (Warbixin )
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 18-07-16 7:47 AM

Filimkii  oo Hogaamiyaha ka ahaa Salman Khan Ee Bajrangi Bhaijaan ayaa  1 sano jirsaday filimkaan ayaa guul weyn ka gaaray Box-office ka Sheekada filimkaan ayaa waxaa loo amaanay si aan caadi eheyn Waxa oo isku darsaday bilado .

Bajrangi Bhaijaan waxaa Atariishad ka eheet Kareena Kapoor Waxaana filimkaas kamid ahaa Gabadhii Mucjisada ku soo bandhigtay ee Harshaali Malhotra Gabadhaan ayaa filimkaan ku heshay Magac Iyo Bilado .

Bajrangi Waxa oo guul weyn ka gaaray Box-office ka asiga oo soo xareyay Lacago kuwii lagu sameyay ka badan Waxaana Lagu Sameyay  ₹90 crore (US$13 million) Lacagaha oo soo xareeyay Filimkaan ₹626 crore(US$93 million) .

Filimkaan ayaa dhan waliba ka gaaray Guulo Muhiim waxaana lagu tilmamaa filimkiin ugu qisada fican ee ebid lagu sameeyo Bollywoodka Directorka Filimkaan ayaa ugu Hambalyeeyay Dhamaan Taageyrada Filimkaan Hal sano ee oo Jirsaday Filimkooda .

Bajrangi Bhaijaan Waxaa kale oo qeyb weyn ka qaatay Aktarka Nawazuddin Siddiqui