Home » Arimaha Bulshada » Ku Ogow Mucjisada Nolosha 4 Daqiiqo Gudaheed (MUUQAAL)

Ku Ogow Mucjisada Nolosha 4 Daqiiqo Gudaheed (MUUQAAL)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 24-07-16 8:04 AM

Noloshu waa hibo Illaahay ina siiyayay, waa hadiyadda ugu weyn ee la bixiyo, waa mid aan la iibsan Karin, qiimaheedana aan la qiyaasi Karin.

Hadaba Maskaxdaada  marna maku dhalatay sida ay noloshu ku ahaaneyso iyo sida aan ahayn inta aanan arag nolosha dibadda.

Hadaba nala daawo 4 daqiiqo aan aan tarjumaad u baahneyn oo ku saabsan nolosha iyo sida riximka hooyada loogu abuurmo.