Home » Hollywood » Kylie Jenner Oo Xafladii dhalasheyda la qadatay Saaxibkeyda Tyga.

Kylie Jenner Oo Xafladii dhalasheyda la qadatay Saaxibkeyda Tyga.
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 14-08-16 9:58 AM

Kylie Jenner waxa ee jirsatay 19 sano waxaana Xaflada dhalashadeyda lagu arkayay saaxibkeydii horay Tyga kaasi oo la xaqiijiyay sanadkaan in ee kale tageyn gabadhaani yar sawiro laga qaaday iyada iyo asxaabteyda oo ka taganaayo diyaarad ayaa waxaa garab socday 26 jirka ee xiriirka kale dhaxeeyo.

Kylie iyo Tyga waxa ee kamid ahayeen Xidigaha Hollywoodka ee Sanadkaani kale tagay balse labadaani xidig ayaa ah kuwa wili aan kale tagin waxaana la arkayaa ayaga oo ku damashaadaayo barta Snapchat ka .

Muluqda waxa ee ka dhalatay qoys fanka magac ku leh waxaana ee hal hooyo wadagaan Gabadha  jirka macaan ee Kim Kardashian .

Tyga iyo Kylie waxaa si rasmi ah xiriirkoodii lo xaqijiyay 2014 Kadib markii liisku arkay ayaga oo damashadaayo .

Hoos Ka Daawo Sawirada .

3732D1D100000578-0-image-m-7_1471123540539

3732D2F800000578-0-image-m-8_1471123554715

Home! Kylie Jenner returned to Van Nuys, California from Turks and Caicos on Saturday following her 19th birthday celebration