Home » Arimaha Bulshada » La Yaab: Daawo sawirro Madxaf Jalaatada gaar u ah oo laga furay Magaalo caan ku ah la yaabyada.

La Yaab: Daawo sawirro Madxaf Jalaatada gaar u ah oo laga furay Magaalo caan ku ah la yaabyada.
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 5-08-16 7:36 PM

Magaalada New York ma’aha magaalo ay ku cusub yihiin Madxafyada (Museums) la yaab leh, horey waxaa ugu furnaa magaalada Madxafka Soo jiidashada (Museums of Sex) iyo kuwa kale oo badan, Hadaba hada waxaa la furay Madxafka Jalaatada (Meseums of Ice Cream) kaasoo loogu tala galay Instagram.

Manish Vora iyo Maryellis ayaa Magaalda New York ka hergeliyey iney furaan madxaf kaliya gaar u ah Jalaatada, Madxafkan ayaa la sheegayaa inuu qiimo dhimis u sameynayo dadka ilaa 31 ka Bishan August.

Maqaal lagu daabacay wargeys kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in ku dhawaad 30 Kun oo ticket lagu dhameeyey muddo shan maalmood gudaheeda.

Arintan ayaana ka dhigeysa in madxafkan uu yahay mid ay dadka si aad u jecel yihiin iyada dadyowga qaar ay durba isku soo sawireen soona dhigeena Boggaga bulshada sida Instagram iyo Facebook.

Ohheynenna oo noqotay qofkii ugu horeeyey ee nasiib u yeelata iney iska xaadiriso halkan ayaa soo dhigtay Instagram keeda sawir ay ku geshay Madxafka waxa ayna hoos ugu soo qortay “Aynu imaano Isniin waliba halkan si aan u helno Maad iyo jawi badalasho”.

Halka hoose ka daawo sawirada Madxafka oo ah kuwa kusoo jiidan doona.

9

7

6

Feature

5

NEW YORK, NY - JULY 29: An installation called "Sundae Stag" by P.J. Linden is among ice cream-themed works of art previewed at the Museum of Ice Cream across from the Whitney Museum on July 29, 2016 in New York City. The temporary museum dedicated to all things ice cream will be open for the month of August. (Photo by Kena Betancur/Getty Images)

3

2

1