Home » Arimaha Bulshada » La Yaab: Diin Diin Laba Taayiro Loo Xiray Ka Dib Markii Dhaawac Soo Gaaray

La Yaab: Diin Diin Laba Taayiro Loo Xiray Ka Dib Markii Dhaawac Soo Gaaray
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 18-08-16 9:23 AM

Diindiin da’diisu gaareyso 90 jir laguna Magacaabo Mr T ayaa helay lugo uu ku socdo kadib markii sida la sheegay labada lug oo hore uu ka cunayJiir ama Dooli  xili uu ku sugnaa Beerta Pembroke ee Dalka Wales sida ay kusoo warameen BBC-da iyo Wargeyska The Telegraph.
Diinkan ayaa lagu xiray bada taayar oo ah sida lugaha baabuurta oo kale waxa uuna sheegay sheegay Milkiilaha Diinkan Jugge Ryder oo ah Injineer inuu ku fikir sidii uunka u noqon lahaa lugihiisa dib ugu socda, waxa uuna xusay hada Diinka uu ka orod badan yahay sidii hore .

diin  diin3diin4diin5diin6