Home » Musalsal » Labo qalbi hal naf » Labo Qalbi Hal Naf Musalsal Cusub Oo Ku Cajab Gelin Doona

Labo Qalbi Hal Naf Musalsal Cusub Oo Ku Cajab Gelin Doona
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 20-10-16 6:37 PM

Labo Qalbi hal naf  waa musalsal Hindiya ah waxaa musalsalkan soo saare ka ah Abhinav Shukla waxaa maalgelisay shirkada Nautanki Films banner.

Musalsalkaan waa musalsal ka kooban sheeko jaceyl si lamid qeyb akshan wuu leeyahay, waxa ay qisada musalsalka dhax mareysaa gabar yar oo reer Kashmir ah laguna magacaabo Antara oo usoo guureysa magaalada Mumbai, jaceyl waxa ay la wadaagi doontaa gaangiistar Raghu.

Sheeko jaceyl oo si fudud ku bilaabaneysa balse dhamaadkeedu uu yahay mid ay adkaan doonta (aan idinkala dhax baxo idinka iyo musalsalkaan cusub)

Musalsalka Labo Qalbi hal naf   goor dhaw ayaadna daawan doontaa haduu alle idmo

 

Halkan hoose ka daawo goos gooska aan idinkaga diyaarinay musalsalka Labo qalbi hal nafsi