Home » Hollywood » Lacagihii iyo Aktaradii jilay filimka aan caadiga eheyn ee The Martian

Lacagihii iyo Aktaradii jilay filimka aan caadiga eheyn ee The Martian
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 18-07-16 5:15 PM

Dalab inoogu imaaday Taageerayaashena ayee inogu soo dalbadeyn Lacagaha oo keenay filimka xiisaha badan ee The Martian Ee Qabsaday Hollywoodka Sanadkaan

Waxaa oo noqday filim qosol iyo Qiso badan aan caadi ehyn Qalab casri ah ayaa logu sameyay filimkaan.
Filimka The Martian ayaa noqday mid soo jiido taageero badan .


Directorka filimka Ninka lagu magacaabo Ridley Scott’s ayaa lagu tilmaamay shaqadii ugu wanaagsaneyd ee oo qabto shakada filimkaan ayaa ah mid aan caadi eheyn .
Kooxda filimkaan ayaa in mudo ah ku mashquul sanaa sameynta filimkaan balse ugu dambeyn waxaa ee so gab gabeyeen.

 Boxoffice filimkaan ayaa dal iyo dibad ka soo xareyay qarash garaayo $630.2 million waxaana lagu sameyay $108 million .
Maalgiliyaasha Filimkaan waxa ee ka heleyn Faaido Aad u badan .


The Martian waxaa keenay Aktaro caan ka ah Hollywoodka waxaana Hor kacayay labada Aktar ee Awooda saaidka ku leh Hollywood ee Matt Damon Iyo Jessica Chastain.
filimkaan waxaa maal giliye Simon Kinberg, Ridley Scott, Aditya Sood, Michael Schaefer, Mark Huffam Directorka filimka waxa oo ahaa Ridley Scott oo aan ka ah Hollywoodka .


Filimkaan ayaa soconaayo 141 Daqiiqo Waxaana filimkaan la sii dayay Gudaha Mareykan September 11, 2015 halka daafaha caalamka laga sii dayay October 2, 2015

Magacyada Aktaradii jilay filimkaan

  • Matt Damon, Jessica Chastain, Kristen Wiig, Jeff Daniels, Michael Peña, Kate Mara, Sean Bean, Sebastian Stan, Aksel Hennie iyo   Chiwetel Ejiofor