Home » Hollywood » Lamaanayaashii ugu caansanaa Hollywood ka oo xiriirkoodii soo idlaaday sanadkan 2016 (Warbixin) Qeybtii Labaad

Lamaanayaashii ugu caansanaa Hollywood ka oo xiriirkoodii soo idlaaday sanadkan 2016 (Warbixin) Qeybtii Labaad
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 17-07-16 9:46 AM

Kirsten Dunst and Garrett Hedlund

Actress Kirsten Dunst and her boyfriend, actor Garrett

Atariishada kristen dunst iyo saaxiibkeeda garret ayaa xiriirkooda uusoo af jarmay, labadan lamaanne ayaa wada socday muddo afar sano ah xiriirkooda waxa uu ku bilowday si la yaab leh sanadkii 2012 ka, balse lamaanahan ayaana nasiib u yeelan waayey inuu jaceylkooda sii jiro ugu dambeyn sanadkan ayeyna kala hareen

Casey Affleck and Summer Phoenix

Actor Casey Affleck and actress Summer Phoenix are

Aktarka  Casey Affleck iyo Atariishada  Summer Phoenix  ayaa kale tagay sanadkaan ayaga oo is qabay Mudo 10 Sano Labadaan lamaane ayaa Nasiib u yeelan wayay in ee isla sii socdaan  waxaana ee isku dhaleyn 2 Caruur ah.

Lea Michele and Matthew Paetz

Former

Xidigada   Lea Michele iyo Saaxibkeyda  Matthew Paetz  oo xiriirkooda si aan caadi eheyn ku bilawday  labo sano ee isla wada socdeyn ayee sanadkaan  ku kale tageyn.

Kaley Cuoco and Ryan Sweeting

Kaley Cuoco filed for divorce from Ryan Sweeting

Kaley Cuoco ayaa Sept. 29, 2015 u gudbisatay Warqad Furiin ah Saaxibkeyda Ryan Sweeting  sida aanu ka soo xiganay  Shabakadda Ka hadasho arimaha aktarada Hollywoodka . 3 bilood ayaa arinta labadaan lamaane socotay ugu dambeyntii  Xariirkoodii soo jiitamay 2 sano meshaas ayee ku kale tageyn.

Jon Hamm and Jennifer Westfeldt

Jon Hamm and partner of 18 years Jennifer

Jon Hamm iyo Xaaskiisa   Jennifer Westfeldt  ayaa isla nolaa mudo dhan 18 sano   ugu dambeyntii labadaan lamaane ayaa soo afjaray xiriirka  September 2015

Jennifer Garner and Ben Affleck

Jennifer Garner and Ben Affleck announced their split

Jennifer Garner iyo  Ben Affleck  waxa ee xiriirkooda jacelka soo af jareyn  June 2015 kadib 10 sano ee is qabeyn labadaan ayaa isku dhalay 3 Caruur ah

Megan Fox and Brian Austin Green

Megan Fox and Brian Austin Green have gone

Megan Fox iyo Brian Austin Green ayaa si sax u xaqiijiyay in ee kale tageyn kadib 11 sano ee is qabeyn labadaan ayaa isku dhalay Laba Caruur ah .

Halle Berry and Olivier Martinez

Halle Berry and Olivier Martinez have announced they

Halle Berry iyo Olivier Martinez  ayaa kale tagey kadib markii ee isla nolayeen 2 sano  sida ee xaqiijisay TMZ.com  Oct. 27, 2015.

Emma Stone and Andrew Garfield

Emma Stone and Andrew Garfield have split after

Emma Stone iyo Andrew Garfield  ayaa kale tagay xiriirkooda soo jiray mudo afar sano ah laabdaan waxaa lagu arkay filimka  Spider-Man 2