Home » Ciyaaraha » Lambaradee xeran doonaan saxiixyada cusub ee kooxda Chelsea D.Luiz iyo Alonso

Lambaradee xeran doonaan saxiixyada cusub ee kooxda Chelsea D.Luiz iyo Alonso
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 2-09-16 1:41 PM

Marcus AlonsoKooxda Chelsea ayaa dib u shaandheyn ku sameysay Lambarada ay xeran doonaan ciyaaryahanadeeda xilli ay sameeyeen saxiixyo habeenkii ugu dambeeyey suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada.

David Luis oo dib ugu soo laabtay Blues ka ayaa xeran doono Lambar 30 halka daafaca bidix ee Marcos Alonso uu xeran doono funaanada lambarkeedu yahay 3.

Halkan ka aqriso Lambarada sida ay u kala xeran doonaan ciyaaryahanada Chelsea

1. Asmir Begovic

2. Branislav Ivanovic

3. Marcos Alonso

4. Cesc Fabregas

5. Kurt Zouma

7. N’Golo Kante

8. Oscar

10. Eden Hazard

11. Pedro

12. John Mikel Obi

13. Thibaut Courtois

15. Victor Moses

19. Diego Costa

21. Nemanja Matic

22. Willian

23. Michy Batshuayi

24. Gary Cahill

26. John Terry

28. Cesar Azpilicueta

29. Nathaniel Chalobah

30. David Luiz

37. Eduardo