Home » Arimaha Bulshada » LAYAAB: Daawo Tartanka Olympic da Qeybta Dadka Qaawan Oo Ku Cajab Galin Doona.

LAYAAB: Daawo Tartanka Olympic da Qeybta Dadka Qaawan Oo Ku Cajab Galin Doona.
Waxaa Qoray: Cabdu Wahaab Axmed Cali /////////// Taariikh: 1-08-16 11:32 AM

Dunidan aynu dulsaaranahay waxaa jira ciyaaro kala duwan oo loo soo daawasho tago, wali ma kuriyootay inay jirto ciyaar ay ciyaarayaan dad wada qaawan oo sidii hooyadood ku dhashay ah kuwaas oo qeyb ka ah xiddigaha ka qeyb galaya ciyaaraha Olympics ka sanadkan.

Orad yahano wadda qaawan oo iskugu jira rag iyo dumar ayaa kasoo qeyb galay tartanka heerka caalami ee dadka qaawan, iyagona isku diyaarinaya ka qeyb galka ciyaaraha Olympics ee Rio de jiniaoro Brazil xilli ciyaareedkan.

Hadaba Daawo Muuqaalka Tartankan Cajiib ka ah ee dunida ka yaabiyay.