Home » Arimaha Bulshada » Ma Dhab Baa In Weeraryahanka Kooxda Liecester City Jamie Vardy Uu Shaaha La Cabo Ka Jecel Yahay Baashida Ama Dhunkashada Dumarka.

Ma Dhab Baa In Weeraryahanka Kooxda Liecester City Jamie Vardy Uu Shaaha La Cabo Ka Jecel Yahay Baashida Ama Dhunkashada Dumarka.
Waxaa Qoray: Cabdu Wahaab Axmed Cali /////////// Taariikh: 29-07-16 8:01 AM

Jamie Vardy iyo xaaskiisa ayaa muujiyay in ay yihiin lamaane Wadda ciyaari kara xitaa Marka laga soo tago Sariirta waxayna muuqaal wanaagsan kusoo bandhigeen xeeb loo dabaal iyo daawasho tago ee kutaala dalka Portugal oo lagu magacaabo Vilamoura , xilli ay ku jireen fasaxooda xagaaga madama xiddigan uu ka qeyb galay Tartanka EUro xilli ciyaareedkan, Balse waxaa layaab lahayd markii uu sheegay in xiddigan uu ka jecel yahay shaaha la cabo Baashida ama dhunkashada saaxiibtiisa gabadha lagu magacaabo Becky Rebekah oo uu saaxiibka la yahay.

Labadan Lamaane ayaa guri Rasmi ah wadda yagleelay Kaliya Laba Bil ka hor waxaana hadda ay muujiyeen Fara ka ciyaaray cusub oo ay kamid tahay In xeebta lagu dabaasho sidoo kale Dhunkasho dheeri ah iyo tartan orod labadoo ah taas oo xoojinaysa xiiisaha labadan lamaane ay isku qabaan.

“Aad baan ugu faraxsanahay wadda joogida labadan Lamaane waxaan rajeeynaynaa inay helaan Canugooda labaad,farxad wayn ayeey ku jiraan, waa ay Iska ciyaarayaan, waana calaamadaha dadka is jecel gaar ahaan jecelka dhabta ah,” ayuu u sheegay Afhayeenka 29 jirkan weerarka kaga ciyaara kooxda Leicester City xilli uu la hadlayay Majalada The Sun ee kasoo baxda dalka England.

Vardy iyo saxiibtiisa lagu magacaabo Becky Rebekah ayaa hadda kusugan dalka Xeebta loo dalxiis tago ee Vilamoura taas oo ku taala dalka Portugues, waxayna qaadanayaan waqti aad u wanaagsan madaama dhawaan ay aqal galeen ayna sugayaan in uu dhashay cunugooda labaad, balse Vardy ayaa ah shaqsi aad u tix galiya Baashida ama dhunkashada hadba sidaa u taqaanid, isagoona sheegay inuu ka jecel yahay baashida biyaha caadiga ah ee la cabo.
Rebekah oo 34 sano jir ah ayaa lagu xantaa inay tahay gabadh aad u qurux badan balse aan ahayn qof Isneelo ama qof oo dhuuban waxaana si meel dheer ah u dafay cayil oo aad ka arki karto sawirada hoos sidaa darteeda waxay hadda ka caawisaa mar waliba wiilkan 29 sano jirka ah ee Sida shaaha oo kale Baashida u jecel, kaas oo qeyb ka ah xiddigaha xulka England ee kusoo fashilmay tartankii Euro xilli ciyaareedkan.
Hadaba Eeg Sawirada Laban lamaane oo ku Raaxeeysanaya xeebta Vilamoura ee ku taala dalka Portugal.
The Vardys looked to be loving their beach break in Portugal

Jamie Vardy and Rebekah put on passionate display on the beach

Jamie Vardy has decided to stay with Premier League champions LeicesterThe Leicester striker's tournament highlight as he equalises against Wales
Rebekah Vardy and Coleen Rooney celebrate as England beat Wales
Vardy kisses his wife Rebekah after England's humiliating exit

Team Vardy... couple and kids stroll along the beach

Rebekah Vardy's pregnant tummy is already visible

Rebekah Vardy strolls along the beachfront