Home » Bollywood » Ma Iyada ayaa Rabtay in ee Keentay Filimka Aashiqui 3 Shraddha Kapoor oo Ka Hadashay Arimo ku saabsan Filimka Aashiqui 3

Ma Iyada ayaa Rabtay in ee Keentay Filimka Aashiqui 3 Shraddha Kapoor oo Ka Hadashay Arimo ku saabsan Filimka Aashiqui 3
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 17-07-16 8:13 AM

Quruxley Shraddha Kapoor ayaa carabka ku dhufatay in ee ku kalsooni qabto Aktarada Jili Doono filimka Blockbuster noqday ee Aashiqui Qeybtiisa 3aad Inanta Oo Dhalay Aktarka Caanka ah e Shakti Kapoor ayaa horay u keentay filimkaas Qeybtiisa Labaad iyada oo Garab ka heleyso Saaxibkeydii Horay ee Aditya Ruy Kapoor .

Shraddha Kapoor ayaa tiri mar ee ka hadleysay Arimo Ku Saabsan Filimka Aashiqui 3aad  ”Waxan rajeeynayaa in filimkaan uu noqondoono blockbuster, sida qeybtiisa Labaad ee aniga iyo Aditya Isla wadnay   waxaana aminsanahay xidigaha jilidoonaan.

Murun Badan kadib filimkaan waxaa jili doono Labada Shinbir ee haatan ka dhaxeyo Jacelka bahan ee Alia Bhatt iyo Sidharth Malhotra Dhamaadkii sanadkii 2015 ayaa waxaa la hadal hayay in ee filimkaan jili donaan Hrithik Roshan Iyo Deepika Padukone  Sido Kale waxaa so baxayay warar sheegayo in Kangana qeyb ka tahay filimkaan Balse Warar Xaqiiq ee lagaha helay Qolada leh Xaquuqda Filimkaan ayaa lagu xaqiijiyay in Alia Iyo Sidharth Jili Donaan .

Aashiqui 3 waxaa la daawan donaa April 2017

Aashiqui 3

 

Aashiqui 3 Release Date- Expecting April 2016 RDP