Home » Arimaha Bulshada » Ma ogtahay dumarka markii la furo ama xiriirka loo jaro waxey sameeyaan? + Sir Culus

Ma ogtahay dumarka markii la furo ama xiriirka loo jaro waxey sameeyaan? + Sir Culus
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 17-07-16 3:04 PM

Wali maskaxdaadu ma is waydiisay markii aad kala hartaan saaxiibtaada aad jaceylka wadaagtaan ama aad furto xaaskaada aad gogol wada jiifateen tilaabada ugu dhaqsiyaha badan ay qaado?

Wax walbaa waxa ay leeyihiin waqti xadidan, calafka wuu dhamaadaa, sidoo kalena dadku wey kala xiiso dhacaan ama is khilaafaan, layaab malahan hadii labada qof xiriirkooda xumaado oo ay gaarto in ay kala haraan.

Hadaba gabdhaha ayaa la sheegay in ay leeyihiin in kabadan hal saaxiib oo rag ah ama saaxiibo kuwaasoo aad ugu dhowdhow iyada, iyadoo markaasi war galisa saacado kadib markii uu xiriirka dhamaado in ay iska soo fasaxday saaxiibkeedii hore una gudbisa ninka cusub in sxb keedii hore uu ahaa mid qalafsan oo xun uusan jirin nin ka xun dunida, iyadoo isla markii war galisa gabdhaha kale ee isku dhow yihiin.