Home » Bollywood » Manta Oo Kale Dhalay waxaa Dunida ku soo biirtay Priyanka Chopra (Warbixin Iyada u Gaar ah ) Dhalasho Wanaagsan Miss World

Manta Oo Kale Dhalay waxaa Dunida ku soo biirtay Priyanka Chopra (Warbixin Iyada u Gaar ah ) Dhalasho Wanaagsan Miss World
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 18-07-16 7:00 AM

Waxaa Manta oo Kale Dunida ku soo biirtay Quruxleyda Rer Bollywood iyo Hollywood Priyanka Chopra  Miss World Waxa ee Dhalatay 18 July Sanadka 1982  Atariishadaan waxa ee ku dhalatay Jamshedpur Bihar oo Haatan loo yaqaan Jharkhand  .

Labada Waalid ee dhalay Priyanka Aabo Ashok Chopra Iyo Hooyo Madhu Chopra  waxa ee ka tirsanayeen  Ciidamada Dalka Hindiya kuwa Caafimaadka ee daryeelo Ciidamada Qaranka Priyanka Chopra Waxaa la dhastay wiil Lagu Magacaabo Sidhartha Chopra kaasi oo ka tirsan Ciidamada Qaranka Hindiya.

Manta oo ee tahay Dhalashada Priyanka Waxaan idinla wadaagi donaa Qaar kamid ah Nolasheeda iyo filimada ee keentay tan iyo markii ee ku soo biirtay Bollywoodka .

Priyanka Chopra ayaa sanado badan mareykanka kula soo qadatay Eedadeeda  oo Halkaasi daganeed Atariishadaan ayaa  Mareykanka Wax ku soo baratay  Chopra ayaa sheegtay in markii ay dalka Mareekanka ku sugneed xiliyada qaar ay la kulantay fal cunsurinimo sidoo kalena lagu faquuqi jiray inay Hindi tahay sidoo kalena midkeeda madow xigeen yahay!

Ugu dambeyntii Priyanka markii 16  Jir satay waxaa ee dib ugu soo laabatay dalka Hindi halkaasi ayee wax barashadeyda ka sii wadatay .

Priyanka Chopra Waxay Hindiya u matashay tartanka quruxda aduunka ee dumarka loo qabtay sanadii 2000 waxayna Priyanka ku guuleestay tartankii gabdhaha caalamka oo idil isugu imaadeen sido kalena waxay noqotay gabadhii 4-aad oo reer Hindiya ah taasi oo ku guuleestay abaal marinta Miss World.

 

Priyanka Waxa ee Fanka Ku soo Biirtay (2000-2004)   Inantaani Markii ee ku Guuleesatay Miss World Waxa ee Heshiis La Gaartay labada Director ee walaalaha ah Abbas Mustan in ee hogaamiso Filimkooda Humraaz  Balse ma ee san u suurto Galin in ee u sameyso filimkaas sababo la xiriiro Mushquul ee noqotay Priyanka Chopra Maalgiliyaasha filimkaas waa ee sugi wayeen sidaas darteet waxaa filimkaas loo dhiibay Ameesha Patel.

Priyanka Chopra  filimkeedii ugu horeeyay wuxuu noqday Filimka  Thamizhan oo ahaa filim Tamil ah waxayna keentay Vijay, filimkan sheeko ahaan waala amaanay sidoo kalena Priyanka muqaalkeeda ma xumeyn laakiin waxaa lagu dhaliilay in door kooban laga siiyay.

Priyanka  2003 ayay Bollywoodka si rasmi ah ugu soo biirtay waxayna atirisho labaad ka noqotay filimkii The Hero: Love Story of a Spy oo ay Sunny Deol iyo Preity Zinta hogaamiye ka ahaayeen Laakiin filimkii ay aqoonsi caalami ah ku heshay wuxuu ahaa Andaaz oo ay isla sanadii 2003 la sameesay Akshay Kumar iyo Lara Dutta.

Filimka Andaaz wuxuu noqday filim weyn oo gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka si wacan uga gadmo halka Priyanka  iyo Lara ay ku wada qaateen abaal marinta atirishada ugu wanaagsan ee Bollywoodka ku cusub taasi oo ay bixiso shirkada Filmfare Awards.

Priyanka ayaa haatan ah Atriishada Bollywood iyo Hollywood Fanaanad Aad loogu jecel yahay Hollywoodka iyo Bollywoodka

Priyanka Chopra waxa ee Abaalm Marinta Filmfare Awards waxa ee qadatay 4 Jeer Waxa ee ku heshay Filimka Andaaz, Aitraaz, 7 Khoon Maaf iyo Bajirao Mastani Priyanka waxa ee heysataa Abaal marino aad u badan aanu halkaan ku soo koobi Karin Waxaana kamid ah National Film Award iyo kuwa aan Kor ku soo sheegnay.

 

Dhamaan filimada Priyanka Chopra Jishay Hoos Ka Aqriso,

  • Jai Gangaajal (2016)Priyanka Chopra, Prakash Jha

    Kapoor And Sons (2016)Alia Bhatt, Siddharth Malhotra
    Bajirao Mastani (2015)Ranveer Singh, Deepika Padukone
    Dil Dhadakne Do (2015)Farhan Akhtar, Ranveer Singh
    Dammunte Kasko (2014)Vijay, Priyanka Chopra
    Gunday (2014)Ranveer Singh, Arjun Kapoor
    Mary Kom (2014)Priyanka Chopra, Danny Denzongpa
    Deewana Main Deewana (2013)Govinda, Priyanka Chopra
    Krrish 3 (2013)Hrithik Roshan, Priyanka Chopra
    Krrish 3 (2013)Hrithik Roshan, Priyanka Chopra
    Krrish 3 (2013)Hrithik Roshan, Priyanka Chopra
    Ramleela (2013)Ranveer Singh, Deepika Padukone
    Shootout at Wadala (2013)John Abraham, Anil Kapoor
    Thoofan (2013)Ram Charan, Priyanka Chopra
    Zanjeer (2013)Ram Charan, Priyanka Chopra
    Agneepath (2012)Hrithik Roshan, Sanjay Dutt
    Barfi! (2012)Ranbir Kapoor, Priyanka Chopra
    Teri Meri Kahani (2012)Shahid Kapoor, Priyanka Chopra
    7 Khoon Maaf (2011)Priyanka Chopra, John Abraham
    Don 2 (2011)Shahrukh Khan, Priyanka Chopra
    Ra One (2011)Shahrukh Khan, Arjun Rampal
    Anjaana Anjaani (2010)Ranbir Kapoor, Priyanka Chopra
    Jaane Kahan Se Aayi Hai (2010)Ritesh Deshmukh, Jacqueline Fernandez
    Pyaar Impossible (2010)Uday Chopra, Priyanka Chopra
    Billu Barber (2009)Irfan Khan, Shahrukh Khan
    Kaminey (2009)Shahid Kapoor, Priyanka Chopra
    Whats Your Raashee (2009)Harman Baweja, Priyanka Chopra
    Dostana (2008)Abhishek Bachchan, John Abraham
    Drona (2008)Abhishek Bachchan, Priyanka Chopra
    Fashion (2008)Arbaaz Khan, Priyanka Chopra
    God Tussi Great Ho (2008)Amitabh Bachchan, Salman Khan
    Love Story 2050 (2008)Harman Baweja, Priyanka Chopra
    My Name is Anthony Gonsalves (2008)Nikhil Dwivedi, Amrita Rao
    Rab Ne Bana Di Jodi (2008)Shahrukh Khan, Anushka Sharma
    Big Brother (2007)Sunny Deol, Priyanka Chopra
    Om Shanti Om (2007)Shahrukh Khan, Deepika Padukone, Shreyas Talpade, Arjun Rampal
    Salaam E Ishq (2007)Salman Khan, Priyanka Chopra, Anil Kapoor, Juhi Chawla
    36 China Town (2006)Akshay Khanna, Shahid Kapoor, Kareena Kapoor
    Aap Ki Khatir (2006)Akshay Khanna, Priyanka Chopra, Amisha Patel, Dino Morea, Sunil Shetty
    Don (2006)Shahrukh Khan, Priyanka Chopra, Arjun Rampal, Isha Koppikar, Kareena Kapoor
    Krrish (2006)Hrithik Roshan, Priyanka Chopra
    Krrish (2006)Hrithik Roshan, Priyanka Chopra
    Krrish (2006)Hrithik Roshan, Priyanka Chopra
    Taxi Number 9211 (2006)Nana Patekar, John Abraham, Sameera Reddy, Sonali Kulkarni
    Barsaat (2005)Bobby Deol, Bipasha Basu, Priyanka Chopra
    Blackmail (2005)Ajay Devgan, Sunil Shetty, Priyanka Chopra
    Bluffmaster (2005)Abhishek Bachchan, Priyanka Chopra, Ritesh Deshmukh
    Karam (2005)John Abraham, Priyanka Chopra
    Waqt (2005)Amitabh Bachchan, Akshay Kumar, Priyanka Chopra
    Yakeen (2005)Arjun Rampal, Priyanka Chopra
    Aitraaz (2004)Akshay Kumar, Kareena Kapoor, Priyanka Chopra
    Asambhav (2004)Arjun Rampal, Naseruddin Shah
    Kismat (2004)Bobby Deol, Priyanka Chopra
    Mujhse Shaadi Karogi (2004)Salman Khan, Akshay Kumar, Priyanka Chopra
    Andaaz (2003)Akshay Kumar, Priyanka Chopra, Lara Dutta
    Miss India (2003)Priyanka Chopra, Neha Dhupia
    The Hero (2003)Sunny Deol, Preity Zinta
    Thamizhan (2002)Vijay, Priyanka Chopra