Home » Bollywood » Maxa ee Sunny Leone Kale Kulantaa Tageerayaasheeda Madaama ee Sameyo Filimada Galmada .

Maxa ee Sunny Leone Kale Kulantaa Tageerayaasheeda Madaama ee Sameyo Filimada Galmada .
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 25-07-16 7:28 AM

Atariishada Bollywood iyo Filimada Galmada Sunny Leone oo ka waramtay arimo badan ee kamid yihiin sida ee u arkaan Tageerayaasheeda Filimada Galmada ee Sameyneyso Sunny ayaa  caan ka ah Bollywoodka iyada oo lagu arkay filim xiiso leh Dhowr Barnaamij oo caan ah ka qeyb gashay .

31 Jirtaan Asal ahaan ka soo jeedo Canada waxa ee carabka ku dhufatay in Tageerayaasheeda wax dhib ah kala kulmin ee xushmad u hayaan “Run Ahaantii Tageerayaasheeda waa kuwo aad u wanaagsan marna ma ee san i weydiin sababta aan u ahay Gabar Sameyso filimada Galmada Xitaa Ninkeyga waa oo igu qanacsan yahay .

Sido Kale Sunny Waxaa xushmad aad u weyn u haayo Dhamaan Aktarada Bollywoodka kuwooda ugu magac dheer