Home » Hollywood » Maxa Ka Jiro in Justin Bieber Gacanta ku Dhigay Quruxleydii Oo Ka Tagay Fanaanka Tyga Kylie Jenner (Warbixin)

Maxa Ka Jiro in Justin Bieber Gacanta ku Dhigay Quruxleydii Oo Ka Tagay Fanaanka Tyga Kylie Jenner (Warbixin)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 6-08-16 9:41 AM

Quruxleyda ku dhereyso Fashion Ka Kylie Jenner ayaa ka tibaaxday in ee waxba ka jirin Xariirka ee la ledahay Wiilka Lacagta ee Rer Canada Justin Bieber Kadib Warar Xan ah oo ee dadka isla dhax qadayeen .

Muluqdaan waxa horay EX keyda ahaa Ninka lagu magacaabo Tyga oo ah Fanaan caan ah Tyga iyo 18 Jirtaan ayaa ku heshiiyay in ee Hal Meel ka soo wado Tosaa inta ee san Aqal Galin Bilawga Sanadkaan Labadaan Lamaane waxa ee guri Kiro ah ka wayeen Magalaada New York .

Xiriirka Tyga Iyo Kylie  waxa oo ahaa mid soo qoto dheeraday Balse Ugu Dambeyntii Noqday Kii Bur Burka U dambeyay Kylie oo mar laga weydiyay In ee Xiriir hoos ah la sameesay Justin Bieber ayaa Tiri ”May Wili Wax Xiriir ah ma sameysan Justin Waa Saaxib igu qaali ah Dheeri ah aan saxibtinimo eheyn managa dhaxeyaan .

Dadyowga Rer America ayaa ahdal haayo Isla socodka Kylie iyo Justin Wili Shaaca malaga qaadin Sababta ee u kale tageyn Tyga Iyo Kylie in badan Warbaahinada Ayaa isku dayay in ee wax ka weydiyaan labadaan Lamaane balse mid kasta waa oo ka biyo diiday .