Home » Dhacdooyinka » Maxa Ka Taqaan 10 Magaalo ee Aduunga Ugu Amniga Xun Mogadishu Miyee ku Jirtaa

Maxa Ka Taqaan 10 Magaalo ee Aduunga Ugu Amniga Xun Mogadishu Miyee ku Jirtaa
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 11-08-16 9:37 AM

Qof kasta oo saaran Dunidaan waxa oo u bahan yahay Nolal Wadato Nabad Nabad La aan ci Nolaan Karto majirto Manta waxaan so qadaneyna 10 Magaalo ee ugu Rabshada badan Waana sida ee daabacday abcnewspoint .

 

10: Cape Town, South Africa

Magaladaani ayaa ah Magaalo Mar kasta ka dhacaan Dagaalo U dhaxeyo Ciidamada Police iyo Dadka Shacabka Waxaana ee xiratay Kaalinta 10 aad

9: Baghdad, Iraq

Baghdad waxaa logu bartay Qaraxyo waana Magaalo mar kasta lagu arko qarax dhacaayo

8: Caracas, Venezuela

Caracas kama dhacaan qaraxyo balse Waxaa Ka Dhaco Dagaal u dhaxeeyo Police iyo Shacabka

7: Karachi, Pakistan

Karachi ayaa ah magalaado iska cadeesatay Dagaalka

6: Guatemala City, Guatemala

Ciidamada Police ee Magaalada Guatemala City ayaa qaati ka taagan Shacaka Magaladaas

5: Ciudad Juarez, Mexico

Ciudad Juarez waa Magaalada ee ku badan yihiin dadka ka ganacsado Hubka iyo wax yaabaha Maandoriga ah

4: San Pedro Sula, Honduras

San Pedro Sula Waxaa lagu arkaa qaraxyo Joogto ah

3: Rio de Janeiro, Brazil

Rio De Janeiro ayaa ah Magalaado ugu Rabshada badan ee dalka Brazil

2: Acapulco, Mexico

Acapulco Qarax kama dhaco Balse waxaa ka dhaco mar kasta Dilalka Qorsheysan

1: Kabul, Afghanistan

Kabul waa magaalo hadii aad madax la gasho nolal kusoo laaban doonin waan mid hubaal ah