Home » Maanta » Maxa ka Taqaan 10 Wadan ee ugu Dumar Qurxoon

Maxa ka Taqaan 10 Wadan ee ugu Dumar Qurxoon
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 1-09-16 8:47 AM

Quruxda Ma ahan Mid Liis Qurxiyo ee Waa mid Loo Dhashto Dumarka Badanaa waxa ee ka Fikiraan Sida ee U Noqon  Lahayeen Qof Qurux badan Xitaa Hadii ee tahay Qoftaan Qof Fool Xun waxa ee Xooga Saareysaa Make Up Is Marin  Make Up Waa sax Dumarka Qurux Waa Ku Helaan Balse Ma ahan Qurux Sidaas u Qurxan Manta Waxaanu soo qadaneysa 10 Dal ee ugu Qurux ee Dumar Ugu Qurxan .

10 Wadan ee Ugu Dumar Qurxan Aduunka

10. Philippines

Countries With The Most Beautiful Women
Liza Soberano

Dumarka Philippines ayaa ah Dumar iska Qurxoon Waxaana Dumarkaani Intoo Badan Isticmalaan Make Up

9. Britain

Countries With The Most Beautiful Women
Helen Flanagan – 

Helen waxa ee ka soo jedaa Britain Waana Qof Aad u soo jjidasho leh dhanka Jirka

8. United States of America/Canada

Countries With The Most Beautiful Women
Eugenie Bouchard

Waa Hubaal Canadian  Ka Gabdhahooda yihiin Kuwa aad u Qurxan hadii ee san Marsan  Niyad Dhiska Ama Make Up  Dumarka Rer America ayaa ah Dumar Qaab Jir Dhismeedkooda aad u Qurxan yahay .

7. Netherlands (Dutch Women)

Countries With The Most Beautiful Women
Doutzen Kroes – 

Dalka Holland ma ahan dad ee ka soo baxaan Dumar Qurxoon Balse Qoftaani ayaa ah Iska Dhal Hollandes iyo Wadan Kale waana gabadha ugu qurxoon dalkaasi.

6. Italy

Countries With The Most Beautiful Women
Cristina Chiabotto.

Hantiilayaasha Rer Galbeedka ayaa bixiyo Lacag aad u badan Si ee Hal Habeyn Kula Seexan lahayeen Gabar Italy ama Talyaaniga U dashatay Dumarka Rer Talyaani ayaa ah Dumar aad U Qurxan.

5. Venezuela

Countries With The Most Beautiful Women
Norelys Rodriguez – 

In Kasta oo Wadan yar yahay Ama Wadan sidaas u caan eheyn Balse waxaa ka soo baxo Dumar Aad U Qurxan

4. Russia

Countries With The Most Beautiful Women
Irina Shayk.

Irina Shayk ayaa ka soo jeedo Dalka Russia waana qof aad u qurxoon

3. Ukraine

Countries With The Most Beautiful Women
Ani Lorak.

Dadka waxaan ka qarsoon in Dumarka Rer Ukraine yihiin Dumar Qurxan balse ee wili ku dambeyso Jaahil Nimo Quruxdaas waxaa lagu la dhahaa Qurux Qasaartay

2. Brazil

Countries With The Most Beautiful Women
Adriana Lima – 

Gabadhaha Rer Brazil Waxa ee u qurxan Yihiin Sida Kuwa Canada Waana Gabdho Jir ahaan Qurxoon

1. Turkey

Meryem Uzerli Sexiest Turkish Woman
Meryem Uzerli –

Dalka Turkey sido kale waa dad ee ka soo baxaan Dumar aad u Shidan .