Home » Arimaha Bulshada » Maxaa ka Jiro Milkilaha Carwada Lagu Casuumay Asma Love in ee Tahay Fanaanada Nimco Dareen

Maxaa ka Jiro Milkilaha Carwada Lagu Casuumay Asma Love in ee Tahay Fanaanada Nimco Dareen
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 27-07-16 10:55 PM

Warar Laga helaayo Hargeise ayaa sheegaya in Carwada Book Fair ee dhawaan laga furay Hargeisa In ee  Maal Gilisay Fanaanada Caanka ah Nimco Dareen Taasi oo dhawaan la aqal Gashay Ninka Inanta Maalmihii Dambe Fanka Hargeisa Qabsatay ee Asma Love Ahmed Wali Furinle .

Xanta Ugu Weyn lagu haayo Barta Facebookga ayaa ah in Asma Love lagu Casuumay Furintaankii Carwadaas Kadib Markii ee Gabadhaani Barta Facebookga Soo dhigtay Sawiro ee ku soo gashay Carwadaas ayaa waxaa liis weydiyay Su aalo Dhowr ah .

Ma cado  Milkilaha Carwadaan tahay Nimco Dareem Balse Fanaan Kamid ah Fanaaniinta la Joogo Nimco Dareen ayaa Arintaas Shaaca Ka Qaaday .