Home » Arimaha Bulshada » Maxaa Ka Taqaan 10 TV Show ee ugu ficnaa 2000 Ilaa 2015

Maxaa Ka Taqaan 10 TV Show ee ugu ficnaa 2000 Ilaa 2015
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 1-08-16 2:47 AM

Waxaa wax dadka mashquuli Noqday waayihii dambe Show yada Shactarada ee laga sii daayo Tv yada aduunka ugu Caansan Manta waxaanu soo qaadan donaa 10 Showyadii ee ugu ficnaa ama ugu Shactarada Badnaa  sanadihii 2000-2015

Dadka Rer America waxa ee ka helaa xiliyada ee Nasanayaan in ee Daawadaan Show Yada Qosolka Badan Show Kasta waxaa oo Wataa Sheeko U Gooni ah Hoos Ka Aqriso Magacyada Show yadaas iyo Sanadihii  la daawaday.

 

Show
Network
Years
Available for Viewing
1. Arrested Development
Fox/Netflix
2003-2006/2013
Netflix streaming
2. Curb Your Enthusiasm
HBO
2000-present
Netflix DVD only
3. 30 Rock
NBC
2006-2013
Netflix streaming
4. Modern Family
ABC
2009-present
YouTube for fee
5. Malcolm in the Middle
Fox
2000-2006
Netflix streaming
6. The Office
NBC
2005-2013
Netflix streaming
7. Louie
FX
2010-present
Amazon for fee
8.The Big Bang Theory
CBS
2007-present
Netflix DVD only
9. How I Met Your Mother
CBS
2005-2014
Netflix streaming
10. Weeds
Showtime
2005-2012
YouTube for fee