Home » Arimaha Bulshada » Maxaad Ka Taqaanaa Aroosyadii Adduunka Ugu Qaalisanaa Iyo Qiimaha Lacageed Ee Ku Baxay?

Maxaad Ka Taqaanaa Aroosyadii Adduunka Ugu Qaalisanaa Iyo Qiimaha Lacageed Ee Ku Baxay?
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 11-08-16 3:35 PM

12 Aroos30 sanno ka dib markii ay waalidkiis dhigteen arooskii loo bixiyey ‘Arooskii Qarniga’ – Prince William ayaa markiisa rikoor ku dhigay inuu dhigtay aroos ka mid noqday kuwo ugu qaalisan adduunka qiimo ahaan.

Kate iyo William ayaa waxaa xafladdii arooskooda ku baxday lacag qiimo ahaan sarre u dhaaftay 34 milyan oo dollar.

Si kastaba ha ahaatee, marka la fiirsho qiimaha lacageed ee ku baxay arooskooda ayaa keliya noqday midkii seddaxaad ee ugu qaalisanaa adduunka oo idil.

Arooskii Diana iyo Charles ayaa kaalinta koowaad ee liiskaan kasoo muuqday waxaana ku baxday 110 milyan oo dollar, halka uu kaalinta labaad soo galay midkii Vanisha Mittal iyo Amit Bhatia oo ay 66 milyan oo dollar ku baxday, sida ay sheegeyso warbixintaan oo ay daabacday majaladda Businessinsider.com

LIISKA OO DHAMMEYSTIRAN HALKAAN KA AKHRISO