Home » Arimaha Bulshada » Maxaad Kala Socotaa Lacagaha Ugu Qaalisan Dunida, Wax Ka Ogow 10-ka Lacag Ee Dunida Ugu Qaalisan Xilli Dollarka Amerikaanka Laga Bixiyay Booska Koowaad

Maxaad Kala Socotaa Lacagaha Ugu Qaalisan Dunida, Wax Ka Ogow 10-ka Lacag Ee Dunida Ugu Qaalisan Xilli Dollarka Amerikaanka Laga Bixiyay Booska Koowaad
Waxaa Qoray: Cabdu Wahaab Axmed Cali /////////// Taariikh: 29-08-16 9:32 PM

Lacagaha dadka dunida jooga waxaa jira iskugu jiraan kuwa qaali ah iyo kuwa kale, hadaba waa kuma 10ka lacag ee dunida ugu qaalisan dunida.

10. Swiss Franc:

List of Top Ten Most Expensive Currencies in the World

Lacagta Wadanka Switzerland ayaa ah mid kamid ah lacagaha ugu caansan dunida, sidoo kale waxaa waa mid kamid ah lacagaha ugu wanaagsan qaarad waynta yurub, islamarkaana waxay kasoo gashay kaalinta 10-aad lacagaha ugu qaalisan dunida.

9. Cayman Islands Dollar:

Top Ten Most Expensive Currencies in the World

Lacagta laga isticmaalo Jaziirada yar ee Cayman Islands ayaa ah soo tiigsatay meel wanaagsan marka loo eego kala sareynta laacagaha dunida iyo siday ay u kala mudan yihiin marka la joogo suuqyada caalamiga ah.

8. Hong Kong Dollar:

World Top Ten Most Expensive Currencies

7. Canadian Dollar:

Top 10 Expensive Currencies in the World

6. The Japanese Yen:

Top 10 Most Expensive Currencies in the World

5. UK Pound Sterling:

TOp Five Most Expensive Currencies in the World

4. The Australian Dollar:

TOp 5 Mst Expensive Currencies in the World

3. The U.S Dollars:

TOp Three Most Expensive Currencies in the World

Lacagta Dollarka dalka Mareykan ka ayaa ah mid kamid ah lacagaha ugu qaalisan dunida, 85% dadka ku nool dunida ayaa adeegsada lacagta Amerikaan ka, balse kaalinta Saddexaad ayaa laga tuuray waxaana booska kasoo ciriirsaday Dinaarka dalka Bahrian iyo Dinaar ka dalka Kuwiat.

2. Bahraini Dinar:

Top 3 Most Expensive Currencies in the World

1. Kuwaiti Dinar:

Most Expensive Currency in the World

Hadaba Akhriso Liiska 10 ka lacag ee dunida ugu qaalisan

Kaalinta Magaca Lacagta
1 Kuwaiti Dinar
2 Bahraini Dinar
3 The U.S Dollar
4 The Australian Dollar
5 UK Pound Sterling
6 The Japanese Yen
7 Canadian Dollar
8 Hong Kong Dollar
9 Cayman Islands Dollar
10 Swiss Franc