Home » Arimaha Bulshada » Maxaad Uga Baahan Tahay Malab Yaroow? – Mid Ka Mid Ah Gabdhaha Ugu Caansan UK Oo Sheey Dareere Ah Ku Siigeysata (Video)

Maxaad Uga Baahan Tahay Malab Yaroow? – Mid Ka Mid Ah Gabdhaha Ugu Caansan UK Oo Sheey Dareere Ah Ku Siigeysata (Video)
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 30-07-16 1:11 PM

NAAG WAALANGabadha modelka ku caanka ah ee reer England Marnie Simpson ayaa ka hadashay arrin adduunka si gaar ah usoo jiidatay – waxayna daaha ka qaaday inaad gurigeeda Celebrity Big Brother House ku arki karto qalabka gariira ee ay dumarku u isticmaalaan inay biyaha isaga keenaan ama ay ku siigeystaan.

Gabadhaan caanka ku ah tixanaha Geordie Shore ayaan ka xishoon inay asxaabteeda uga sheekeyso arrimaheeda galmada, taasoo ka yaabisay Saira Khan iyo Chloe Khan markii ay kala hadashay shaqada galmo ee ay ku qabato gurigeeda.

Saira ayaa markii hore tiri: “Maya, haddii aan si daacadnimo ah u eego arrinkaan, waan guursaday… Sidaas oo ay tahay ma sameeyo wax galmo ah.”

Marnie, oo aheyd gabadha ugu sheekada wanaagsan habeenkii ugu horreeyey guriga Celebrity Big Brother House ayaana ku tiri Saira: “Oo miyaadan soo iibsan gariiriyaha galmada?” – Ka dibna waxay qiratay inay iyadu xitaa soo iibsato jallaatada nuuca loo yaqaano (Ice Cream) si ay cambarkeeda ugu shubto taasoo ka caawisa inay raaxo aan caadi aheyn ka hesho.

Chloe iyo Saira oo garab fadhiyey James Whale, ayaana u muuqday kuwo la yaabay sheekadaan wareerka leh.NINTCHDBPICT000255381854 NINTCHDBPICT000255381885 NINTCHDBPICT000255381921