Home » Bollywood » Mid Kamid ah Heesaha filimka Jacelka ee Sidharth Malhotra iyo Katrina Kaif oo Magaceeda la shaaciyay .+sawiro

Mid Kamid ah Heesaha filimka Jacelka ee Sidharth Malhotra iyo Katrina Kaif oo Magaceeda la shaaciyay .+sawiro
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 21-07-16 7:56 AM

Katrina Kaif  iyo Sidharth Malhotra ayaa jacel  inaba caadi eheyn ku soo bandhigi doono filimka la wada sugaayo ee Baar Baar Dekho  Xidigahaan waxaa laga arkaa in ee si fican iskugu fahmeyn filimkaan .

Waxa la wada sugaayo ayaa ah heesta filimkaan  ‘Kala Chashma’, taasi oo soo bixi doono July 27,   Katrina iyo Sidharth  ayaa mucjiso aan caadi eheyn ku soo bandhigay heestaan Inanta ku cusub Facebook oo dhawaan ku soo biirtay ayaa Barta Facebookga ku soo bandhigtay heesta Kala Chasma waxaana ee ku soo qortay Coming Soon .

Sidharth  ayaa sido kale barta Instagram,  ku shaaciyay  sawirka heesta Kala Chashma oo kamid ah heesaha Filimka La wada sugi la yahay ee Baar Baar Dekho Kaftina Kaif iyo Sidharth Malhotr ayaa modaa in ee isku nuurayaan Markaa aad si wanaagsan ugu qabato indhahaada sawirka Heestaan ee ku soo bandhigeyn..

Filimkaani waxaa la daawan donaa 9 September 2016  waana markii ugu horeesay ee Katrina Shaashada la soo istaagdo jacelka Muluqda Lagu magac daray Kareena kapoor ee Alia Bhatt Sidharth Malhotra .

 

 

13709847_1744714519139086_1935708759292599187_n