Home » Maxaa Cusub » Mourinho Oo Dagaalkii Ugu Horeeyay Ku Guulaystay.

Mourinho Oo Dagaalkii Ugu Horeeyay Ku Guulaystay.
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 15-06-16 12:53 PM

Tababaraha cusub ee Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ku guulaystay dagaalkiisii ugu horeeyay isaga oo ah macalinka Man United, wuxuuna Old Traffrod ku sii haysan doonaa goolhaye David De Gea oo aan xagaagan ku biiri doonin Real Madrid. Mourinho ayaa Old Traffrod soo gaadhay iyad aoo mustaqbalka De Gea uu muqdi wayni ku jiro.