Home » Arimaha Bulshada » Nimco Dareen iyo Axmed Furinle oo Eray Cusub ku soo kordhiyay Bulshada Soomaaliyeed

Nimco Dareen iyo Axmed Furinle oo Eray Cusub ku soo kordhiyay Bulshada Soomaaliyeed
Waxaa Qoray: Princess Mona /////////// Taariikh: 4-08-16 8:49 AM

Dumarka Soomaaliyeed ayaa marba marba ka dambeyso isticmaalo Erayag Ciiltire Ayaga oo u adeegsado Wiilasha iyo Ninka qabo Dumarkaani.

Erayga Ciiltire ayaa ah eray haatan caan ka noqday dadyowga Soomaaliyeed kadib Markii ee Fanaanada Caanka ah Nimco Dareen Ula Baxday Axmed Furinle kaasi oo ee ka Afduubatay Fanaanada Da’da Yar ee Asma Love .

Ciiltire ayaa eheyn eray cusub balse ka hor inta ee Nimco Dareen Ula bixin Ninkeyda Ahmed Furinle ahaa Eray aan sidaan oo kale Loo Adeegsanib Balse Haatan Waxa oo noqday in Dumar kasta adeegsadaan Ciiltire