Home » Arimaha Bulshada » Nin Rer Badiyo ah Buufis Galay oo Degan badiyaha iyo Nin Degan Magaalada Muqdisho Oo sheeko wa.

Nin Rer Badiyo ah Buufis Galay oo Degan badiyaha iyo Nin Degan Magaalada Muqdisho Oo sheeko wa.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 19-08-16 8:53 AM

Ninkan reer badiya ha ah oo dego badiyada waxaa hayo buufis maraykan ka ah waxuu raba in uu tago dalka maraykan ka. Waxuu u imaday saxib kiis oo degan magalada muqdisho waxuuna u shegay bufiska hayo iyo in uu rabo dalka maraykan ka. Ninki degana magalda muqdisho waxuu dhahay saxib ana kaa muqa lasay nayo wana ay sah lan tahay in ad gasho dalka maraykan ka ninkii rer badiya ahaa waaa ow farxay waxuuna ku dhahay ninkii muqdisho degnaa saxib waad mahad san tahay.

 

Ninkii. Rer muqdisha ha ahaa waxuu dhahay saxib imisa ayaad ongoshahay dalka maraykan ka waa lagu gay nayaa hee. Waxuu dhay saxib waxan maqlay in lagu ado lacag garay so 10.000 $ Ninkii waxuu dhay saxib waa ay igu yarta hay lacag taas 15000 $ iga dhig nin ki waxuu dhahay wax ba kama qabo shimen baxaynaa waxuu dhahay habiin danbo habiin kii hadii la garay saxibka rer muqdisho waxuu so kac saday gari giisa waxuuna kaxeeyay saxib kaa rer badiyo  waxana lo qumay dhan kaas iyo isbital kaysanay ee dulaydka muqdisho aydo larabo in meshaas laga saro doon nuuca malayga lagu dabo.

 

doon tii ayaa la saray saxibka rer badiyo midkii rer xamar ka ahay waa ow ka so naqday doonta waxaa waday niman kale saxibkaa wala kaxeeyay cabaar marki lagu dhex hayay bada waxaa laga so dejiyay xeebta jasiiro waxan lagu so qaday gariyar.

 

Waxan lagu dejiyay argada No 4 waxuu la kulmay magalda oo ifay so waxuu arkay magalda oo dhalaa lay so waxuu dhahay waad jogta maraykan ka waxuu radiyaya mesha lays ka dhiibo cabaar mar kuu so socday ayuu waxuu imaday is goska debka waxuu arkay wiil dhalin yaraa ee mesha marayo waxuu dhahay saxibo mesha lays ka dhiibo oo sharciga laga qato ii shek in tuu qoslay ayuu dhahay saxib wax yar sug asxab badan buu u yeer tay wiil ki si lola qoslo waxuu dhahay maxad dhahday saxib waxuu ku celshay ii shek mesha lays ka dhiibo oo laga qato sharci dalkan maraykan ka. Mar qura ayaa waxa is la qoslay dhalintii halkaa jogtay ugu dan bayna waxaa lo shegay mesha uu jogo in ay xamar tayah