Home » Arimaha Bulshada » Noocyada Dumarka Ay Raggu Necebyihiin Inay Guursadaan Iyo Kuwa Ay Jecelyihiin

Noocyada Dumarka Ay Raggu Necebyihiin Inay Guursadaan Iyo Kuwa Ay Jecelyihiin
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 1-08-16 10:01 AM

Gabadha furfuran, ee inta badan aan qaylo iyo hadalo xun ragga ku odhan. gabadha mar kasta is qurxisa. Gurigeedana qurxisa. gabadha tallada ninkeeda uga dambaysa. ==gabadha ninkeeda aaminta, wuxuu u sheego
maqasha. gabadha dhawrta ninka ehelkiisa iyo saaxiibadii.

Noocyada dumarka ee raggu neceb yahay: *==

gabadha carrabka dheer, ee meelkasta hadal iyo doodd la taagan. == gabadha ninkeeda meel kasta ku cidhiidhada, ee ka garab hadasha. Marna aan tixgalin hadalkiisa. ==

gabadha doonta inay ninkeeda ka sarrayso ama u taliso. Wax kastuu soo jeediyo ku gacansaydha. == gabadha ninka reerkiisa iyo saaxiibadii ka  caydhisa gurigeeda. == gabadha markasta ninkeeda ka codsata lacag
dheeraad ah, oo ka baxsan tan gurigeed ku filan.