Home » Bollywood » Pooja Hegde oo ka hadashay Sida ee ugu faraxsan tahay Filimka Ee la soo wado Hrithik Roshan

Pooja Hegde oo ka hadashay Sida ee ugu faraxsan tahay Filimka Ee la soo wado Hrithik Roshan
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 15-07-16 5:35 PM

Quruxleyda Ka Garab Ciyaareyso Aktarka Weyn Hrithik Roshan Pooja Hegde ayaa shaaca ka qaaday in ee aad ugu qanacsan tahay Keenista ee Hrithik La Keentay filimka Mohenjo Daro.

Gabadhaani Yar ayaa Nasiib u yeelatay In Shaashada la soo istaagto Boqorka Dansiga Hrithik Roshan Iyada oo Mar Arintaas ka Hadleyso Waxa ee Tiri “Waa Arin aad ugu farxay Wili Macquul ma ila ahan in Aan Filimkaan Boos fican ka jilaayo.

Pooja Ayaa ku cusub Bollywoodka waxaana uu Hrithik Roshan Balan Qaaday inuu soo saarayo Gabdhaha Yar Yar ee Mustaqbalka u ah Bollywoodka.

Pooja oo Hadalkeydii Sii Wadato ayaa ku dartay ”Markii aan school Dhigan Jiray waxaa qaban Jirnay Riwaayado Waxana ka matali Jiray Booska Fican kan aan haatan Ka Matalaayo Filimka Mohenjo Daro Waxaan Rajeynaa in filimkaan Noqdo Mid ee Dadka ka helaa” .

Filimka Mohenjo Daro waxaa la daawan donaa 12 August Bandhiga Hrithik Iyo Inanta ku Cusub Bollywoodka ee rer Telugu ah