Home » Bollywood » Priyanka Chopra oo ugu mahad noqday dhamaan asxaabtii la qeybsaday farxada Dhalashadeeda +sawiro

Priyanka Chopra oo ugu mahad noqday dhamaan asxaabtii la qeybsaday farxada Dhalashadeeda +sawiro
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 19-07-16 8:24 AM

Waxaa Shalay Dhalashadeeda U Dabaal Dageesay Atariishada aadka loo jecel yahay ee Priyanka Chopra  inantaan ayaa 34 jirsatay waxaana Hadiyo kale duwan ka heshay Dhamaan Dadka ee Asxaabta Yihiin .

Priyanka ayaa haatan ku mashquulsan Duubista filimka rer Hollywood ee Quantico qeybtiisa Labaad Waxaana ee ku sugan tahay Magalaada News York si ee ugu duubto qeybta labaad ee filimkaan caanka ka Noqday Daafaha Caalamka.

34 Jirtaan ayaa ugu mahad noqday Dhamaan asxaabtii la qeyb saday farxada dhalashadeeda .

13781859_10157281293990691_1734378200059038841_n