Home » Arimaha Bulshada » Dumarka bidaarta maku qurxoon yihiin mise wey ku foolxun yihiin (Daawo Naag Bidaar leh)

Dumarka bidaarta maku qurxoon yihiin mise wey ku foolxun yihiin (Daawo Naag Bidaar leh)
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 1-08-16 3:27 PM

Waa waano ka timid labo walaale ah kadib markii ay mid kamid ah labadaas gabdhood ee walaalaha ahi ay si layaab leh u isticmaashay Kareem loogu tala galay tin xiirista (Hair Remove) iyada oo mooday shaambo (Shampo).

Gabar lagu magacaabo Kyla Connor ayaa Boggeeda Twitter ka soo dhigtay sawir qof dumar oo baso xiiran iyada oo ku sheegtay qoftaas iney tahay walaasheed, Walaasha ayaa isticmaashay Kareem ka Timo xiirista ee Nair (Nair Hair Remover) iyada oo mooday Shaambo.
Balse sawirkan la yaab ka leh oo ay soo dhigtay Kayla kuma aysan xusin magaca gabadhan timaheeda weysay ee la dhalatay iyada.

“Dunida hal qof kaliya ayaa isku qalda Kareemka timaha daadiya iyo Shaambada waana walaashey” ayey sii raacisay hadalkeeda.

Hadaba sida sawirka ku cad gabadhan ayey u hareen kaliya timaha ku yaala dhinacyada madaxa, waxa ayna u muuqatay sidii nin bidaar leh oo kale.

Halkan ka daawo sawirka Gabadha

1