Home » Hollywood » Qarashkii oo keenay filimka jacelka Titanic

Qarashkii oo keenay filimka jacelka Titanic
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 18-07-16 5:08 PM

Dalab aan ka helnay qaar kamid ah Taageerayeesha kaasi oo naga soo dalbaday lacagihii oo keenay filimka Jacelka ahaay ee Lagu Magacaabay Titanic.

Titanic waa filim wacdaro ka dhigay Box office Shekada filimka Cid kasta waa fahmi kartaa halka ee u socoto iyo halka ee ka timid

                                                                                  James Camaron                                                            Jon Landua

Waxaa filimkaan  qoray Qoraayga Rer Canada ah James Camaron waxaana Director ka ahaa isla James sido kale James ayaa maal giliyay filimkaan asiga iyo ninka lagu magacaabo Jon Landua.

Titanic waxaa jilay oo jacel aan caadi aheeyn Soo bandhigay labada Aktar wiilka Rer America Lenonardo DiCaprio iyo Inanta Rer England Kate Winslet waxaa kale oo filimkaan kamid ahaa Billy Zane iyo Aktaro kale caan ka ah Hollywood.

Titanic waxaa Daaha laga rogay laga daawaday magaalada Tokyo 1 November 1997 halke America laga daawaday 19 December 1997 Taariikhda filimada waxa oo haatan ku jiraa kaalinta kowaad

Qarashka Lagu Maal giliyay filimkaan waa $200 Million Kooxda Filimkaas ayaa is dhahayay in oo filimkooda yahay mid qasaaray

Markabka Titanic waxaa laga leeyahay Magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska. Titanic waxa oo ku furtay wiji wanaagsan Lacagihii lagu sameyay in ka badan aan macquul eheyn ayuu soo xareray qarashka oo soo xareeyay Titanic waa $2.187 Billion taasi oo cad in oo yahay ilaa haatan filimkii ugu horeyay uguna dambeyay ee laga helo lacagahaas .

Kooxda Titanic ma ee san helin kali lacag waxa kale ee eheyn Magac iyo sharaf labadii lamaane ee jilay Leonardo iyo Kate wili waa dad heysto lamaanayaasha ugu fican Filimada.