Home » Ciyaaraha » Real Madrid Oo Ka Maqnaan donaan Ciyaaryahano Muhiim ah Kulanka Real Socieded…………….

Real Madrid Oo Ka Maqnaan donaan Ciyaaryahano Muhiim ah Kulanka Real Socieded…………….
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 18-08-16 9:34 AM

Kooxda RealMadrid Ayaa Maalinta Axada ah Usafri Doonta Garoonka Aneota Waxayna Halkaas Kula Soo Ciyaari Doontaa Kooxda Real Socieded.

Kulankaas Ayaa RealMadrid Waxaa Ka Maqnaan Doona Ciyaaryahano aad Muhiim u ah Kana Mid ah Kooxda Koowaad.

 Ciyaaryahanada La Filayo Inay Kulankaas Seegaan Waxaa Kamid ah Cristiano Ronaldo, Pepe, Karim Benzema, Kaylor Navas iyo Fabio Coentrao oo dhamaantood Soo Kabsasho Ku Jira Waxaana Sidoo Kale Ganaax Jaalooyin uruuray Ku Seegi Doona Luka Modric.
RealMadrid Ayaa Xilli Ciyaareedka Ku Furatay Koobka SuperCupka Yurub Wuxuuna Zidane Laliga Ka Dhigan Doonaa Hadafkiisa Koowaad Xilli Ciyaareedkan Maadaama Kooxda In Mudo ah Ku Guuleysan Laliga.