Home » Hollywood » Rihanna oo Gacanta ku dhigtay Wiil Buuxin Karo Booska Saaxibkeydii Horay ee Drake.

Rihanna oo Gacanta ku dhigtay Wiil Buuxin Karo Booska Saaxibkeydii Horay ee Drake.
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 14-08-16 9:36 AM

Kadib Drake Rihanna oo sameysatay Saaxib cusub fanaaanada reer Amerika ayaa Waxaa lagu yaqaan iska badalka Saaxibada iyada oo u badasho sida dharka liiskaga badalo quruxleydaan ayaa Waxaa lala xiriirinayay in ee xiriir jacel la sameesay kadib Markii ee kale tageyn Chris Brown Fanaanka Caanka Ah ee Drake .
Rihanna ayaa ah gabar lacag iyo magac intaba Isku wadato Waxaana Warbaahinta qabsatay in ee gabadhaani badashay Drake heshay neh mid cusub oo u buuxin doono booska Drake Fanaanka caanka ah ee Drake iyo Rihanna ayaa dhawaan soo saaray heesta Work Work kadib heestaasi labadaan lamaane waxaa lagu xamanayay in ee yihiin dad is jecel Xantaasi kadib waxaa soo baxayay warar sheegaya in ee labadaani lamaane ee kale tageyn.
27 Jirtaan soo jiidashada badan leh ayaa wili shaacin Saaxibkeyda Cusub balse Waxaa isa soo taraayo warar sheegaya in ee heshay Fanaan rer America balse wili lama shaacin magaca Fanaankaas nasiibka leh ee hantay quruxley Rihanna