Home » Hollywood » Rihanna oo ka hadashay Xiriirka Horay ee iyada iyo Chris Brown iyo wada socodka Drake

Rihanna oo ka hadashay Xiriirka Horay ee iyada iyo Chris Brown iyo wada socodka Drake
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 31-07-16 8:39 AM

Gabadha Haatan ka soo Hoos kacdo Sariirta Fanaanka Weyn Ee Drake  Rihanna ayaa carabka ku dhufatay in ee u xiistay Saaxibkeyda Horay ee Chris Brown Leabadaani Lamaane ayaa Horay isla soo qaatay Waqti dheer balse ugu dambeyntii Xiriirkoodi ayaa soo idlaaday.

Rihanna waxaa haatan lagu Xantaa in ee tahay Jacelka Drake iyada oo hees cajiib ah la soo qaaday Xidigadaani ayaa shaacin in Drake yahay Saaxibkeyda Cusub Balse waxaa la arkayay ayaga oo gacmaha isa heysoo.

Rihanna oo mar ka hadashay Xiriirki Bur Buray ee Chris Brow Waxaa Tiri ”Waxa ina qasaayo waa Saxaafada Wada Socodkii Chris iyo Aniga waa oo dhamaaday waxaana oo ahaa mid aad u wanaagsan.

28 Jirtaani ma ahan markii ugu horeyso ee amaneyso Saaxibkeydii Horay Chris Brown sido kale waxa ee ka gaabsatay in ee ka hadasho wada socodka iyada iyo Drake  .