Home » Arimaha Bulshada » Sababta ee u xirtaan Katiinadaha badan iyo wadanka ee ka soo jedaan (Warbixin)

Sababta ee u xirtaan Katiinadaha badan iyo wadanka ee ka soo jedaan (Warbixin)
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 31-08-16 7:49 AM

Dumarka rer Kayan ayaa noqday  dumarka ugu yaabka badan kadib markii ee qoorta gashanayaa katiinado aad u badan dhaqanka ayaa ah mid horay u soo jiireyn ah waxa dumarka rer Kayan ku bilawanaa ayaga oo caruur  yar yar ah .
Katiinadaha qoorta ugu jiro ayaa ah mid aduun weynaha ka yaabisay waxaana liis weydiyaa sida ee u jiiftaan dumarkaani  Kayan ah meel kamid ah wadanka Myanmar waxaana dumarkas wax dhib ah u arkin katiinka qoorta ugu jirto .
Micnaha ee u xirtaan dumarka ayaa ah hadii ee qoorta katiinka ugu jirto in oo waqtigooda aduunka dheeranaayo ee san si dag dag u dhimaneyn (Cimri Dheerid ) Waa Sida ee daabaceyn Wargeesyada aduunka .
Waxaa Hubaal ah hadii katiinka laga saaro qoorta in ee  dhimanayaan sababtoo ah waxaa sida caadiga ah u istaagi karin xididyada qoorta kuwaasi oo dilmay Sida oo kale da’da wenyahay ayaa loo kale badan yahay katiinka qoorta ugu jiro 

Daawo Sawirada dumarkaasi

3 Haweenka qowmiyadda Kayan ee dalka Myanmar oo sugaya khudbadda hoggaamiyaha dimuqraadiyadda dalkaas Aung San Suu Kyi ee doorashada soo socota ee dalkaas, kuna sugan magaalada Demoso, ee gobolka Kayah.

Image result for Padaung women

Image result for Padaung women

Image result for Padaung women